DAAWO SAWIRADA:Madaxweynayasha Galmudug iyo Puntland oo Heshiis ku kala Saxiixday Galkacyo,

Hiiraan Xog

Madaxweynayasha Maamulada Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Heshiisi ku kala Saxiixday Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug,

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, madaxweynayaasha Jubbaland iyo Koonfur-galbeed, iyadoo sidoo kale ay joogeen xubno ka socday Beesha Calaamka.

Heshiiska ay labada madaxweyne ee Puntland iyo Galmudug ay maanta sida wadajirka u saxiixeen ayaa waxay kala ahaayeen;

  1. In dhammaan xabbadda iyo dhammaan muuqaallada colaadeed la joojiyo
    2. In Ciidamada is-hor-fadhiya la kala Qaado
    3. In dadkii magaalada ka barakacay lasoo celiyo
    4. In la dhiso guddi kawada hadla colaadihii Gaalkacyo ka dhacay,Heshiis_Gaalkacyo_Galmudug-iyo_Puntland_660 (1) Heshiis_Gaalkacyo_Galmudug-iyo_Puntland_660 (2)

Wixi ku Soo kordha kala Soco Hiiraanxog





Be the first to comment

Leave a Reply