DAAWO SAWIRADA: Hoolka lagu qabanayo Shirka Maamulka Hiiraan iyo shabeellaha dhexe,

DCIM100MEDIA

Diyaar garowga shirka Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe ayaa laga dareemaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan kadib markii Xariga laga jaray Hoolka lagu Tala galay in lagu qabto shirka Dowlada Goboleedka Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Wasiiro ka Tirsan Xukumadda Soomaliya ayaa dhowr maalin ka hor Xariga ka jiray Hool weyn   oo lagu tala galay in lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe islamarkana Qaaday in ka badna 1000 Qof,

Inkasto Dowlada Federaalka aysan wali ku dhawaaaqin Magaalada Marti galin doonta Shirka Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo dhawan la filayo in la guda galo ayaa haddan Magalaada Baladweyne waxay isku diyaarineysa Marti galinta shirka Maamulka Labad Gobol, ee Hiiraan iyo shabeellaha dhexe,

Dhismaha Dowlada Gobolledka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo lagu waday In la guda galo 01 Bishii September ee la soo dhaafay ayaa waxaa muuqata in ay jiran Caqabado ku Horgudban kuwaaso ay ka mid tahay Magaalada Marti Galin Doonta shirka , halka ay noqoneyso Caasimada Dowlada Gobolleedka,Awood qeybsiga iyado dhawan Guddi ka kooban 14 Xubnood oo Wasarada Ariimaha Guudaha iyo Federaalka ay ku dhawaaqday ay ka soo horjeesteen Beellaha dega Gobolka Hiiraan,

Hiiraanxog

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIADCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA
Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog
DCIM100MEDIA
Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska Wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply