DHAGEYSO:Shir looga hadlayo Aamaanka Guud ee Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne.

by Mohamed Abdi Saney | Tuesday, Dec 1, 2015 | 303 views

Kulankan oo ah mid looga hadlayay qabka ugu haboon ee la iskaga kaashan karo sugida Aminga Guud ee Gobolka Hiiraan islamarkana ay ka qeyb galeen Maamulka Gobolka Hiiraan kan degmada Baladweyne,odayasha dhaqanka,Ganacsatada, dhalinyarada Haweenka, Saraakiisha Ciidamada dowlada kuwa AMISOM ee kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ee ka Howlgala Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne,

Guudoomiye ku Xigeenka Aminga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim Cabdulaahi ayaa sheegay in Ujeedka kulanka uu yahay mid looga hadlayo Sugida Aminga Guud ee Gobolka Hiiraan islamarkana ay ka qeyb galeen Sarakiisha Ciidamada AMISOM ee kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya,

Kulankan looga hadlaya qabka ugu haboon ee la iskaga kaashan karo Sugida Aminga ayaa imaanaya Xil Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ay isku diyaarineyso Marti Galinta shirka Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe,

Halkan ka dhageyso

Goodir-21-620x315

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka HiiraanXog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response