DAAWO SAWIRADA:Afar Boqol oo Askari oo ka Tirsan Ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo laga Qaaday Beledweyne,

Afar Boqol oo ka Tirsan Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka Midowgga Afrika ayaa Maanta   ka dhoofay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan kuwaaso lagu soo badalay Ciidamo Kale,

Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalak Midowgga Afrika ee AMISOM ayaa ka howlgala degmooyinka Beledweyne, Jalalaqsi, iyo Bula burde ee Gobolka Hiiraan mahan markii ugu horeysay oo Ciidamada jabuuti ee ka Howlgala Gobolka dib loogu Celiyo dalka Jabuuti kuwaaso lagu soo badalay Ciidamo Kale,

Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee AMISOM ee k howlgala Gobolka Hiiraan ila iyo hadda Wax faah faahin ah kama bixin Saababta ka dambeysay in la badalo Ciidamo gaaray Afar Boqol oo Askari oo ka Tirsan Ciidamada jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka Midowgga Afrika,ee AMISOM,

Ciidamada jabuuti ee qeybta ka Howlgalka Midowgga Afrika ee AMISOM eek a Howlgala Gobolka Hiiraan ayaa marka laga soot ago Dagalka ay kula jiran Xarakadda Al shabaab ka qeyb qaata Horumarinta Adeegyada Bulshada sida Caafimaadka , dib u dhiska Xaruumaha danta Guud iyago dib u dhis ku sameeya Xerada Gaaska shanad ee Lama Galay, u gar garida dadka Barakacayasha iyo kuwa dan yarta,

Hiiraan Xog

Ciidamada jabuuti Hiiraanxog (2) Ciidamada jabuuti Hiiraanxog (3) Ciidamada jabuuti Hiiraanxog (4)

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,





Be the first to comment

Leave a Reply