DHAGEYSO: Wasarada Ariimaha Guudaha oo ka hadashay Khilaafka ka dhax tagan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne,

DCIM100MEDIA

Khilaaf u dhexeya Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa sameeyn ku yeeshay wada shaqeynta ka dhaxeysa Maamulka Heer Gobol, iyo heer degmo,

Guudoomiyaha Qurbo joogta Gobolka Hiiraan Tawane Sabriye ayaa sheegay in dowlada Federaalka looga bahan yahay in ay wax ka qabto khilaafka ka dhax tagan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne islamarkana sameeyn ku yeeshay wada shaqeynta ka dhaxeysa Maamulka Gobolka,iyo kan degmada Baladweyne,

Wasiir ku Xigeenka Wasarada Ariimaha Guudaha iyo Federaalka Cali Sheekh Maxamed ayaa sheegay in khilaafka u dhexeya Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ay dhabar jab weyn ku tahay Howllaha loo hayo Bulshada ku dhaqan Gobolka Hiiraan,

Ugu dambeyntii Wasiir ku Xigeenka Wasarada Ariimaha Guudaha iyo Federaalka Cali sheikh Maxamed ayaa sheegay in sharciga uu yaala dalka uu san qabin in la kala qaado Guudoomiyaha degmada iyo Duqa Magaalada isago sheegay in sharciga uu qabo Guudoomiyaha degmada ahna Duqa Magaalada,

Halkan ka dhageyso,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply