(DHAGEYSO)Beledweyne: Oday dhaqameed Maamulada Galmudug iyo Puntland waa in ay joojiyan Colada ka tagan Galkacyo,

Hiiraanxog
Hiiraanxog

Odayasha waxgaradka iyo  dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in la joojiyo Colaada ka tagan Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug islamarkana uu dhaxeysa Maamulada Galmudug iyo Puntland, kadib markii Todobaadkii ugu dambeyay iska horimaad uu Magaalada galkacyo ku dhaxmarayay Ciidamo kala, Tirsan Galmudug iyo puntland,

Halkan ka dhageyso,

Hiiraanxog

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply