DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Lix Qof oo siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Bula burde,

by Mohamed Abdi Saney | Saturday, Nov 28, 2015 | 179 views

Lix Qof oo shacab ah ayaa siyaabo kala duwan Xalay ilaa maanta loogu dilay degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan iyo deegannada Hoos taga kadib markii Khaalif uu soo dhax galay labo Beelood oo wada dega Gobolka Hiiraan,

Duqa degmada Bula burde Cismaan Geedi ayaa Hiiraan Xog u Xaqiijiyay lixdan Qof siyaabo kala duwan loogu dilay Magalaada Bula burde iyo deegannada Hoos taga islamarkana ay salka ku heyso Aaano qabiil,

Ku simaha Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ahna Guudoomiye ku Xigeenka Aminga iyo siyaasada Maxamed ibraahim Cabdulaahi ayaa sheegay in lix qof Xalay ila saaka siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan isago ugu baqay labada Beelood in ay joojiyan Colada maadaam Soomaliya 25 sano ay ku soo dhax jirtay Colaad sokeeye,

Halkan ka dhageyso,

DCIM100MEDIA

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response