DAAWO SAWIRADA : Guudoomiyaha degmada Beledweyne Bulshada waa in ay ka qeyb Qaatan Horumarka,

by Mohamed Abdi Saney | Saturday, Nov 28, 2015 | 392 views

Munaasabadan oo ay ka qeyb galeen Maamulka Gobolka Hiiraan kan degmada Baladweyne Saraakiisha Ciidamada dowlada iyo Odayasha dhaqanka ayaa aheyd mid lagu soo dhaweynayay Guudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalafow oo maanta dib u soo laabtay Magaalada kadib Safar uu ku tagay Magaalada Muqdisho,

Guudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafow ayaa sheegay in Bulshada ku dhaqan Magaalada Baladweyne looga bahan yahay in ay isku Tashadan isago u mahad Celiyay Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas khaalif Xalinta khilaafkii ka dhashay dilkii Magaalada loogu geystay Madaxii Ha’yada Miino barista Qaramada Midoobay ee Main Action ee Gobolka Hiiraan Allaha uu naxariiste Mahadi Xuseen Shiikhaal oo dhawan Ciidamada dowlada ay ku dileen Magaalada Baladweyne.

Qar ka mid ah odayasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo   hadal ka jeediyay Munaasabada ayaa soo dhaweyay Guudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafow,

Ugu dambeyntii Guudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi ayaa ugu baaqay odayasha dhaqanka waxgaradka Haweenka,dhalinyarada, in ay ka qeyb Qatan Horumarinta Magaalada Baladweyne isago sheegay in degmooyinka kale ee Gobollada dalka ay ka jiran Horumar laakin degmada Beledweyne ay dib u dhigeen Khilaafka ka dhax jira Maamulka Gobolka, kan degmada iyo dhalinyarada islamarkana hadda Wixi ka dambeeya loo bahan yahay in laga wada shaqeeyo,

Hiiraan Xog

Hiiraan Xog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

DCIM100MEDIA

Hiiraanxog

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response