DAAWO:Haweeney Ninkeeda ku Sumeysay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan,

by Mohamed Abdi Saney | Friday, Nov 27, 2015 | 278 views

Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan ayaa Gacanta ku soo dhigay Haweeney  ninkeeda ku sumeysay Magaalada Baladweyne iyo Saddex Ruux oo kale oo  lagu soo eedeyay in ay wax ka ogayeen dilka Marxuunka dhintay,

HALKAN  DAAWO WARBIXIN KU SAABSAN  HAWEENEYDA NINKEEDA SUMEYSAY,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response