DAAWO SAWIRADA:Mashquul Xoogan oo ka jira Garoonka diyaaradaha degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan,

Hiiraanxog
Hiiraanxog

Garoonka diyaaradaha degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka jira Mashquul Xoogan kadib markii ay soo bateen diyaaradaha Rakab ka sida ee ka soo degay Ama ka duulaya Garoonka, Hiil walal Interantional Airport,

Duq degmada Bula burde Cismaan Geedi ayaa Hiiraan Xog u sheegay in Howlaha Garoonka diyaaradaha Hiil walal International Airport ee degmada Bula burde ay si wanagsan uu socdan islamarkana maalmahan Garoonka laga dareemayo Mashquul Xooggan,

Taliska Ciidanka jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka Midowgga Afrika ee AMISOM oo ka shanaya dadka ku nool degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa dhawan dib u dayctir ku Sameeyay Garoonka oo Muudo Todobo Sano helin wax dacytir ah islamarkana wax badan ka badalay Nolosha dadka degan degmada maadaam Tan iyo markii Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay la wareegan degmada Bula burde ay Go’doomiyeen Al shabaab islamarkana ay xireen dhaman jidadka soo gala degmada iyo kuwa ka baxa, iyado hadda dadka ay fursad u Helen in ay ka duulan Garoonka diyaaradaha kan soo degan,

howlaha garoonka diyaarada bula burde hiiraanxog (1)

Hiiraanxog

Hiiraanxog

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya ,

Nagala Soo Xiriir,





Be the first to comment

Leave a Reply