Sarkaal ka Tirsan Wasarada Aminga oo lagu dhawacay Muqdisho,

Sarkaal ka tirsan Wasaarada Amniga ee dawladda federaalka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa lagu dhawacay Magaalada Muqdisho,

Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan oo ahaa agaasimaha Waaxda Sharciyeynta Hubka ee Wasaaradda ayaa dhaawaciisa lagu dabiibayaa isbsitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Agaasiimaha ayaa la dhawacay kadib markii lagu weeraray isaga oo ku dhex jiray baabuurkiisa oo yaallay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla degmada waaberi ee gobolka Banaadir.

Siyaad ayaa waxaa la sheegay inay soo weerareen saddex nin hubeysan, kuwaas oo xabadaha kaga dhuftay qaarka sare iyo lugaha.

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply