Madaxweynaha Faransiiska Oo Booqanaya Dalka Ruushka

Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa booqanaya maanta magaalada Moscow, waxa uu wadahadal la leeyahay dhigiisa Ruushka, Vladimir Putin, waxa ayna ka wada hadlayaan dagaalka ka dhanka ah xagjiriinta isugu yeertay dowladda Islaamka.

Kaddib markii IS ay sheegatay masuuliyada diyaaradii Ruushka ee ku burburtay Masar, iyo weerarkii Paris, ayaa Ruushka iyo Fransiiska waxa ay yeesheen hal cadow.

Waxa jiray wadahadalo looga wada tashanayo weerarada Suuriya, laakiin weli waxaa jirta kala qeybsanaan ku saabsan kooxaha la bartilmaameedsanayo, iyo sidoo kale dowrka mustaqbalka madaxweyne Assad.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





About Hiiraan Xog 2103 Articles
Wariye Mohamed Abdi Saney

Be the first to comment

Leave a Reply