DHAGEYSO+SAWIRO: Dib u dhiska lagu Sameeynayo Wadooyinka dhaxmar Xaafadda kooshin ee Baladweyne.

by Mohamed Abdi Saney | Wednesday, Nov 25, 2015 | 207 views

Tan iyo wixi ka dambeyay Bur burkii dowladii dhexe ee Soomaliya ma jiran wax dacytir ah oo lagu sameeyay wadooyinka dhaxmarta Xaafaddaha Magaalada Baladweyne kuwaaso hadda ay ka muuqato bur bur Xoogga

Dalka ku Nool Xaafadda kooshin ee Magaalada Baladweyne ayaa Bilabay in dib u dayctir lagu sameeyo wadooyinka dhaxmara Xaafadda kuwaaso ay ka muuqato Bur bur Xooggan oo soo gaaray,islamarkana ay dhibaatooyin ay ku qaban Gadiidka iyo dadka isticmaala wada dhaxmarta Xaafadda kooshin,

Dadka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa mudooyinkii ugu dambeyay iska kashanayay in dib u dayctir lagu sameeyo wadooyinka dhaxmara Xaafaddaha kuwaaso aan helin wax dayctir ah Tan iyo markii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaliya,

Hiiraanxog

Hiiraanxog

Hiiraanxog

Hiiraanxog

DCIM101MEDIA

Hiiraanxog

DCIM101MEDIA

Hiiraanxog

dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (14) dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (10) dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (9) dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (11) dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (12) dhismaha wado xaafada kooshin hiiraan xog (13)

DCIM101MEDIA

Hiiraanxog

DCIM101MEDIA

Hiiraanxog

DCIM101MEDIA

Hiiraanxog

Halkan ka dhageyso,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Sanka4229@gmail.com,

Hiranxog@gmail.com,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response