DHAGEYSO:Dagaal khaasaro geystay oo Al shabaab , Ciidamada dowlada iyo dadka deeganka ku dhaxmaray deeganka Qandho ee Gobolka Hiiraan,

In ka badan  10 Ruux ayaa ku geeriyootay kadib markii iska horimaad  deeganka Qandho ee Gobolka Hiiraan ku dhaxmaray Ciidamada dowlada Soomaliya oo kashanaya dadka deeganka iyo Shabaab

Taliyaha Ciidamada dowlada ee degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, Maxamed Muumin  Saney ayaa Hiiraan Xog u sheegay in dagalkan Al shabaab looga dilay Sideed Ruux 14 kalan looga dhaawacay islamarkana Gaari dagal looga gubay, isago sheegay in Ciidamada dowlada uu dagalkan ugu dhinteen Labo Askari,

Sido kale Taliyaha Ciidamada dowlada ee degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Maxamed Muuhim Saney ayaa sheegay in Ciidamada dowlada oo kashanaya dadka deeganka ay bilabeen in Al shabaab laga saaro deegannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan,

Halkan ka dhageyso,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir

Hiiraanxog@gmail.com.

Sanka4229@gmail.com,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply