DAAWO SAWIRADA:Xaaladda Yuusuf Maxamed Daahiye oo Xalay lagu dhawacay Baladweyne oo Soo hagaageysa,

Xaaladda Yuusuf Maxamed Daahiye oo ka mid ah Ganacstada Gobolka Hiiraan oo Xalay kooxo Hubeysan ay ku dhawaceen Magaalada Baladweyne ayaa maanta soo hagaageysa  kadib markii ay la Tacaleen Dhakhaatiirta isbitaalka Guud ee Baladweyne,

Dadka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa is weyn ugu naxay dhacdadan lagu dhawacay Yuusuf Maxamed Daahiye oo ka mid ah Ganacsatada Gobolka Hiiraan Gaar ahan Magaalada Baladweyne,

Maamulka iyo shaqallaha Shabakada Hiiraan Xog ayaa Alle ugu baryay in Caafimaad deg deg ah siiyo Yuusuf Maxamed Daahiye,

Mahan markii ugu horeysay oo Qof ganacsade ah lagu dhaawaco Magaalada Baladweyne maan jiro Cid loo soo qabtay dilalka iyo dhawacyada loo geysto Ganacsatada iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Mudooyinkii ugu dambeyay dilal loogu geysanaya Magaalada Baladweyne,

Hiiraanxog
Hiiraanxog

yuusuf Maxamed daahiye

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Sanka4229@gmail.com,

Hiranxog@gmail.com,

 





Be the first to comment

Leave a Reply