Guudoomiyaha Saxafiyinta Gobolka Hiiraan oo ka qeyb galaya shirka Horumarinta Saxaafadda Soomaliya oo ka furmay Muqdisho,

Guudoomiyaha Saxafiyiinta Gobolka Hiiraan Cabdirisaaq Maxamed Cabdulaahi Al Cadaala ayaa Maanta ka qeyb galaya shir looga hadlayo Horumarinta Saxaafadda Soomaliya oo Maanta ka furmay Magalaada Muqdisho ee Caasimada dalka,Soomaliya,

Shirka Horumarinta Saxaafadda Soomaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Maamulada ka jira dalka Madaxda dowlada Federaalka madaxda ururrada saxaafadda ee dalka, xubno ka socda hay’adaha u dooda xuquuqda saxaafadda iyo marti sharaf kale,

Gobolka Hiiraan ayaa waxaa shirkan looga hadlayo horumarinta Saxaafadda Soomaliya ugu qeyb galay Guudoomiyaha ururka Saxafiyinta Gobolka Hiiraan Cabdirisaaq Maxamed Cabdulaahi Al Cadaala, Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Xassan Maxamed ibraahim,(Xassan kaafi), kuwaaso Matalay Saxaafiyinta Gobolka Hiiraan,

Shirkan looga hadlayo Horumarinta Saxaafadda Soomaliya ayaa socon doona,24-26-ka bishan waxaan Gab gabada la filaya in laga soo saaro Qodobo dhowr ah oo ay isla garteen ka qeyb galayasha shirkan,

al cadaal

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka HiiraanXog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com.

Sanka4229@gmail.com,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply