DAAWO SAWIRADA: Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo Booqasho ku Tagay degmooyinka Maxaas iyo Matabaan,

by Mohamed Abdi Saney | Tuesday, Nov 24, 2015 | 1678 views

Guudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Caddulaahi Buraale(Raxeeye) ayaa Booqasho ku Tagay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ay ka jirto isbadal dhanka Bilcda iyo Muuqaalo ka Turjumaya Barwaaqada ka jirta degmada Maadaam Roobabkii deyrta ay ka da’een Magaalada Maxaas iyo deegannada Hoos taga,

Maxamed Cabdulaahi Buraale (Raxeeye) ayaa kulan la qaatay ururka dhalinyarada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada islamarkana kala hadlay horumarinta degmada iyo ka qeyb qadashada Nabad galayada,

Sido kale Guudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulaahi Buraale ayaa ka qeyb galay Munaasabada lagu qabtay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan islamarkanaa lagu Dooranayay Guudoomiyaha ururka dhalinyarada degmada Matabaan,

Ugu dambeyntii Guuudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulaahi Buraale(Raxeeye) ayaa Booqashada uu ku tagay degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan kadib Hiiraan Xog ugu warmaya waxyabihii u ku soo Arkay degmooyinka uu booqday isago sheegay in degmooyinkaasi ay ka jiran Horumar kala duwan,

Hiiraanxog

Hiiraanxog

Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (2) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (3)  Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (5) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (6) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (7) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (8) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (9) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (10) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (11) Barwaaqada ka jirta degmada maxaas Hiiraanxog, (12)

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Sanka4229@gmail.com,

Hiranxog@gmail.com,

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response