Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Galkacyo,

by Mohamed Abdi Saney | Monday, Nov 23, 2015 | 269 views

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Maanta ka  Ambabaxay Magalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug ayaa Gor Dhow  gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Oo  Shalay uu Dagaal ka dhacay.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hadda kulmo la leh madaxda Maamulka gobolka Mudug iyo xubno ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka kuwaasi uu kala hadlayo sida loo joojin karo dagaalka Gaalkacyo iyo qaabka loo wajahayo wada hadalada hadii laga helo Dhinaca Puntland

Dhinac kale Waxaa Mudooyinkii dambe la hadal haayay in Madaxweynaha Galmudug uu  tagi doono Magaalada Gaalkacyo kadib markii qaar ka mid ah beelaha Gobolka Mudug aysan hubkoda ku wareejinin Maamulkiisa si loo qarameyo maleshiyadka Dhiman.

Madaxweynaha iyo Wafdigiis ayaa sidoo kale waxaa uu ka qeyb qaadan doona dhimaha Golaha Deegaanka Dagmada Gaalkacyo maadama Dhawaan La kala Diray Golihii deeganka

Siraaje, Yuusuf Sugaal,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Galkacyo,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Hiranxog@gmail.com,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response