Maamulka Puntland oo Soo Bandhigay Aragtida ay ka qabto doorashada 2016-ka

uddiyadii farsamada Puntland ee ka hawl-galayay lixdii goobood ee lagu qabtay shirkii madasha wada-tashiga Qaran ee hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka ee 2016-ka ayaa maanta soo bandhigay aragtida shacabka Puntland ee ku aaddan doorashadaas.

Shacabka Puntland ayaa waxay 100% isku raaceen in Hannaanka ugu Habboon ee lagu soo xulayo xildhibaannada baarlamaanka ay noqon karto oo keli qaab deegaan oo aan wax lagu soo xuli karin.

aragtida-Puntland

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply