Libaax Afar Ruux ku dhawacay deeganka Ceel dheer ee Gobolka Hiiraan,

Wararka laga helayo deeganka Ceel dheer oo Hoos taga degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Xalay deegankasi uu libaax ku dhawacay Afar Ruux oo shacab ah,

Dadkan uu dhawacay libaax islamarkana qaba dhawacyo kala duwan ayaa loo qaaday isbitaalka Guud ee Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan si loogu daaweeyo Xaaladooda Cafimaad,

labo ka mid ah dadkan uu dhawacay libaaxan Xalay weerarka ku qaaday deeganka Ceel dheer ee Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in Xaaladooda ay tahay mid liidata kuwaaso qaba dhawaco Culus,

dadka degan deeganka Ceel dheer ee Hoos taga degmada Halgan ee Gobolka ayaa waxaa soo food sartay cabsi Xooggan iyado ugu dambeyntii la dilay Libaaxi dhawacay Afartan Ruux,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Beledweyne,

Soomaliya

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Sank4229@gmail.com.

 





Be the first to comment

Leave a Reply