DHAGEYSO: Ciidamada Dowlada oo Howlagalo Dad badan lagu soo qabtay ka sameeyay Bula burde.

Ciidamada dowlada Soomaliya ayaa maanta Howlgalo ay ka sameeyan degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan ku soo qabtay dad fara badan oo lagu Tuhun San yahay in ay qeyb ka yihiin Falal Amaan darro oo ka dhacay degmada, kadib markii Shalay Goob maqaayada uu ka dhacay Qarax, ay uu ku dhintay Hal qof labo kalan ay ku dhawacmeen,

Duqa degmada Bula burde Cismaan Geedi ayaa Hiiraan Xog u sheegay in Howlgalkan Ciidamada dowlada ay ka sameeyan degmada uu yahay mid lagu Xaqiijinayo Sugida Aminga, kadib markii shalay uu Qarax ka dhacay Goob maqaayada ah islamarkana Howlgalkan lagu soo qabtay dad Fara badan oo lagu Tuhun san yahay falalka amaan darro,

Sido kale Duqa degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan, Cismaan Geedi ayaa sheegay dadka lagu soo qabtay Howlgalka Qarkood la sii dayaya kadib markii lagu wayay wax dambi ah islamarkanaa inta dhiman baaritaan uu ku socodo isago sheegay in qofkii lagu waayo wax Dambi ah la sii deyn doono.

Howlgalkan Ciidamada dowlada Soomaliya ay maanta ka sameeyn degmada Bula burde ee Gobolka Hiiraan islamarkana lagu Xaqiijiyano Sudiga Aminga ayaa ku soo beegmeysa Xil maalintii shalay uu Qarax ka dhacay Goob maqaayada ah oo ku taalla degmada Bula burde islamarkana uu ku dhintay Hal Ruux labo kalan ay ku dhawacmeen oo dhamaantood isku qoys ah ,

Halkan ka dhageyso,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Saney2019@gmail.com,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply