DAAWO SAWIRADA:Ciidamada Maamulka Galmudug oo qabtay Maxabiis ka Tirsan puntlnad,

by Mohamed Abdi Saney | Sunday, Nov 22, 2015 | 302 views

Ciidamada Dowlada Gobolleedka Galmudug ayaa maanta gacanta ku soo dhiga labo Askari oo ka Tirsan Ciidamada Maamulka puntlnad oo ku jiray dagalkii ka dhacay Magaalada Galkacyo islamarkana ahaa dhawac,

Labadan Askari ayaa la dhigay isbitaalka Magaalada Galkacyo kuwaaso qaba dhawacyo kala duwan waxan isbitaalka ku booqday Wasiirka Aminga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Tardhuleed) iyago markii dambe lagu wareejiyay Ehelada labada Maxaabiis ee ka Tirsan Ciidamada Maamulka Puntlnad ee gacanta ay ku soo dhigeen Ciidamada Galmudug.

Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal u dhexeya Ciidamada Maamulada Galmudug iyo puntlnad islamarkana sababay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada dagalamay iyo dad shacab ah oo Rasaasta ay ugu tagtay Guryahood,

maxaabis (1) maxaabis (2) maxaabis (3)

Siraaje Yusuf Sugaal,

Xafiiska wararka Hiiraan Xog,

Galkacyo,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Saney2019@gmail.com,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response