Tababaraha kooxda Liverpool ayaa yiri Waxba kama aqaano Raheem Sterling

by Hiiraan Xog | Saturday, Nov 21, 2015 | 277 views

Tababaraha kooxda ‘Liverpool Jurgen Klopp; ayaa sheegay inuu doonayo inta kooxda ay awoodi karaan in ay soo jiitaan ciyaartoy cusub iyo in ay ceshato ciyaaryahanada tayada leh sannadaha soo socda ka hor Reds kulan kaga ay soohor jeedaan Raheem Sterling’ wiilkii ay soosaareen iyaga.

Hiiraan

Hiiraan Xog

Sterling, ayaa kuriixay in laga iibiyo kooxda City £ 49million si muran kujiro intii uu furnaa suuqa kala iibsiga ee xagaago nasoo dhaafay, maanta iyaga ayuu ka hor imanayaa waliba wuxuu tiigsanayaa in uu horyaalka laaqado kooxdiisa cusub ee Manchester City.
Xidigan Caalamiga ah ee dalka England, ayaa wajahaya Liverpool markii ugu horeysay ee Etihad Stadium Sabtida maanta ah iyo Klopp oo og jahwareerka ka imaan doona taageerayaasha marka ay is qabtaan Sterling.

Ma aqaano wax ku saabsan Sterling ‘ ayuu yiri, sheekadan laakiin waan ogahay wax kusaabsan, sheekooyin la mid ah midaan.

Waxaa ay xaq uleeyihiin in ay isku dayaan in ay noqdaan koox hadii uu qof doonaya inuu baxo, Taasi waa wax ugu dambeyntii uu asagana xaq uleeyahay.

Waxaa kale oo suurto gal ah in mudo dheer lawada joogo. oo lawada qaato mudd dheer, safar dheer.

Hiiraan Xog

Muqdisho-Somalia

hiiraanxog@gmail.com

hiranxog@gmail.com

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response