Kooxda Barcelona Aya Goor Dhaw Gartay Casimada Madrid Ee Spanin

by Hiiraan Xog | Saturday, Nov 21, 2015 | 262 views

kooxda Barcelona ayaa goor dhaw ka soo dagay caasimada Spain ee Madrid kadib markii saaka ay ka soo duuleen magaalada Barcelona.

Lionel Messi ayeey kaamirooyinku qabanayeen isaga oo dhoola cadaynaya isla markaana laga dareemi karo farxad maadama uu taam u yahay inuu ka soo muuqdo kulanka El-Clasico.

Barcelona ayaan ilaa haatan shaacin in Messi uu ciyaari karo iyo inkale balse warar hoose ayaa sheegaya inuu ku soo bilaaban doono ciyaarta kadib markii uu maray dhawr tijaabo.

a3 a1 a2

Hiiraan

Hiiraan Xog

Hiiraan

Hiiraan Xog

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response