DAAWO MUUQALKA:Duqa degmada Baladweyne oo ka hadlay Ariimo dhowr ah.

by Mohamed Abdi Saney | Saturday, Nov 21, 2015 | 198 views

Duqa Magaalada Baladweyne Cumar Aadan Ibraahim Baadiyow ayaa sheegay in   Xaaladda Magaalada ay tahay mid degan kadib markii Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaalif iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan ay ku guuleysteen in Markale dib loo furo wada laamiga oo ay xireen Ciidamo maleeshiyada ah,

 HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Saney2019@gmail.com,

 

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response