Belgium Oo Xaqiijisay Amaanka Wadanka Si aaysan Wax U Dhicin

Hiiraan
Hiiraan Xog

Wadanka Belgium ayaa sare u qaaday Xaga Amanka Wadanka Si aay uga  hortagga argagixisada magaalada Brussels, iyagoo ka digay in ay dhici karto qatar dhow.

Hiiraan
Hiiraan Xog

Tareenada dhulka hoostiisa mara ee Brussels iyo qadad kale, ayaa ugu yaraan la xiray ilaa axadda.

Dadka, ayaa lagula taliyay in ay ka fogaadaan meelaha laysugu yimaado oo ay ku jiraan xarumaha dukaamada iyo bandhigyada. Waxayna madaxdu ku taliyeen in la joojiyo munaasabadaha waaweyn, sida tartamada ciyaaraha kubadda cagta.

Magaalada Brussels’ ayey ka socdeen baarista xagjiriintii ka dambeeyay weeraradii Paris. Mid ka mid ah kuwa la raadinayo -Salah Abdeslam- ayaa la rumeysan yahay inuu Belgium ku laabtay.

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com





About Hiiraan Xog 2103 Articles
Wariye Mohamed Abdi Saney

Be the first to comment

Leave a Reply