DAAWO SAWIRADA: Bananbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaliya oo ka dhacay Beledweyne,

Hiiraanxog.com

Bananbax looga soo horjeeda Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan,

Dibadbaxayasha ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Madaxweynaha Soomaliya Xassan sheikh Maxamuud iyago ku eedeyay in uu ku tuntay Xuquuqda Bulshada Gobolka Hiiraan, iyago sheegay in Madaxweynaha uu xaqiray Sumcadii iyo sharaftii ay lahayeen reer Hiiraan,

Qar ka mid ah dibadbaxayasha ayaa Hiiraan Xog u sheegay in ujeedka Bananbax uu yahay   mid looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaliya Xassna sheikh Maxamuud, oo ay sheegeen in uu xaqiray Xaquuqdii bulshada Gobolka Hiiraan, islamarkanaa uu kula dhaqmay wax aysan Xaq u laheyn,

Xaladda Magaalada Baladweyne ayaa maanta kacsan kadib markii Ciidamo maleeshiyada ah oo ay isku habey yihiin Madaxii Ha’yada Miino barista Qaramada Midoobay ee Main action ee Gobolka Hiiraan oo dhawan lagu dilay Magaalada Baladweyne ayaa Saaka isku baariyay qeybo ka mid ah Xaafaddaha Magaalada,

Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.com
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog.
Hiiraanxog
Hiiraanxog

Hiiraanxog.com

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Sanka4229@gmail.com





Be the first to comment

Leave a Reply