DAAWO MUUQALKA :Bananbax ka dhan ah Madaxweyne Xassan sheekh oo lagu qabtay Beledweyne,

DCIM101MEDIA

Bananbax ballaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne,dibadbaxayasha ayaa madaxweynaha ku eedeyay in  xaqiray Xaquuqdii Bulshada Gobolka Hiiraan islamarkana uu iska horkeenayo Bulshada Gobolka,

HADABA DAAWO WARBIXIN KU SAABSAN  BANANBAX MAANTA KA DHACAY BELEDWEYNE,

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog,

Beledweyne,

Soomaliya

Nagala Soo Xiriir,

Hiiraanxog@gmail.com,

Hiranxog@gmail.com,

Saney2019@gmail.com,

 





Be the first to comment

Leave a Reply