El-Clasico, Serigo Busquets , Oo Kamid Noqday Shaxdii Ugu Wanaagsaneyd El clasico, Kadib Codad Uu Kugaaracay Macalinkisii Hore Ee Pep Guardiola iyo Fernando Redondo

by Mohamed Abdi Saney | Monday, Nov 16, 2015 | 181 views

maanta waxaa kuguuleystay: Sergio Busquets waa doorashadii akhristayaasha Goal ‘kooxdii ugu wanaagsaneyd taariikhda Clasico.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa laga yaabaa in uusan wax saameyn ah kuyeelan dhanka goolasha, laakiin waxaa hubaal ah marka la eego aragtidiisa garoonka dhan, maareyntiisa qadka dhexe iyo awoodiisa daafac ahaan in qofkasta oo kubada daawado uu uqiro waxtarkiisa Mr Segio.

Guud Ahaan Codadkii Laqaaday 37% (9196 cod) ayuu helay, Busquets oo galay kaalinka koowaad, ka hor inta uusan tababarihiisii hore Pep Guardiola helin asna, 26% (6284), Fernando Redondo 29% (7142), Johan Neeskens 4% (894), Pirri iyo Uli Stielike, kuwaas oo helay ayakan 2%.

Hambalyo ayaan leenahay Sergio, kaasoo booskiisa taageerayaasha Goal helay, kadib doorasho socotay kooxdii ugu wanaagsaneyd abid ee El clasico,2252152

wuxuu lamidoobay, Roberto Carlos, Sergio Ramos, Carles Puyol, Dani Alves, iyo Iker Casillas.
oo kaga horeeyay codadka sidaas ayuuna uga dhigay min sadex ciyaaryahan oo kala socda Barcelona iyo Real Madrid,Natiijada

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response