DAAWO SAWIRADA: Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray webiga shabelle ee Beledweyne

by Mohamed Abdi Saney | Sunday, Nov 15, 2015 | 257 views

Guudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdifataax Xassan Afrax oo ay weheliyan Xubno ka Tirsan Maamulka Gobolka iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Cali dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa kormeeray qeybo ka mid ah Xaafadda Magaalada Baladweyne oo laga cabsi qabo in uu Fatahad ka sameeyo webiga shabeelle.

Webiga shabellle ee dhexmara Bartamaha Magaalaada Baladweyne oo markii hor laga cabsi qabay in uu ku fataho Xaafadda ku dhow Jiinka webiga shabeelle, ayaa hadda waxaa muuqata in webiga naqay.

Guudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdifataax Xassan Afrax iyo Xubnaha la socday ayaa doon ka soo racay Xaafadda Nuur Xawad iyag u soo gudbay Xaafadda Buundo weyn islamarkana kormeeray Suuqa qudaarta ee Magalada Baladweyne,

Cabdifataax Xassan Afrax Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa kormeerka kadib Hiiraan Xog u sheegay in ujeedka kormeerka uu ku saabsan yahay sidii u ugu kuur gali laha Cab sida laga qabo in uu fatahad sameeyo webiga shabeelle. Isago sheegay in Xiligan webiga u Muuqdo in u naqay,

Webiga shabeelle ee dhaxmara Bartamaha Magalaada Baladweyne ayaa dhawan buux dhaafay taaso cabsi badan ku abuurtay dadka degan Xaafaddaha Magaalada inkasto hadda uu muuqdo in uu naqay

Hiiraaxog.com

kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (2) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (3) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (4)kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (6) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (5)  kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (7) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (8) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (9)kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (14) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (10)  kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (12)kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (11) kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (13)  kormeerka Guudoomiyaha Gobolka ee webiga shabeelle Hiiraanxog (15)

 

Maxamed Cabdi Saney,

Xafiiska wararka Hiiraanxog.

Beledweyne,

Soomaliya,

Nagala Soo Xiriir

info@Hiiraanxog.com

Saney@Hiiraanxog.com

Shabakada Hiiraan Xog

hiranxog@gmail.com

hiiraanxog@gmail.com

Like it? Share it!

Leave A Response